vigo.no

vigo.no Waa bogga intanetka loogu qofka codsiga waxbarashada dugsiga sare gudbinaayo iyo qofka doonaayo dhexdhexaadin sharikadaha sinaacada . Badan dugsiyada madaxbanaan (dugsiyada sare ee gaarka loo leeyahay) codsiyadooda iskoolka ayaa lagu toosinaayaa.

  • Iska diiwaangali vigo.no with MinID.Warega sanadka waxaad ka heleysaa boostada warqad sidata biinan .
  • Diiwaangali codsigaada.
  • Xasuusnow in aad daabacdo rasiidka codsiga.
  • Ilaa laga gaaro mudada uu codsiga dhacaayo (1 February mise 1 March)wad badbadli kartaa codsiga inta aad doontid.
  • Waxaad ka badali kartaa raqamka taleefoonkaada iyo ciwaanadaada vigo.no kahor 1 July (badi wadamada). Wixii kadanbe taariiqdaani, waxaa laazim ah in aad wargalisid xafiiska.

Waa maxay MinID?

MinID waa mid kamid ah afarta raqam ee aqoonsiga elektroniga oo aad doorani karto markaad doonto inaad gashid intarneetka adeegyada bulshada (waxaa kamid ah vigo.no).