Macluumaad ku socoto adiga codsanaaya afka laga tirada badanyahay

Noorway waxaad xaq u leedahay waxbarashdugsiga sare haddii uu
  • dhammaystiray dugsi hoose/dhexe oo noorweyji ah ama waxbarasho u dhiganta oo ugu yaraan ah 9 sanno ku soo qaatay waddan kale.
  • Ku degan sharci Norway.
Mardhaw maad ka bilowda iskuul Norway?
  • Ardayda ku hadla afka laga tirada badanyahay oo hore usoo dhigtay dugsiga hoose iyo kan dhaxeba waxaay sidookale xaq u leeyihiin waxbarashada dugsiga sare iyo tababarka.
  • Dhammaan ardayda dhammaystay sanadka 10naad, waxaa la gudoonsiini shahaada sidaas awgeed waxaay codsani aqbalaad u gudbisani karaan dugsiga sare iyo tababarka.

Imtixaanada Luuqada?

  • Xuquuq gaar ayaad leedahay haddii aad ku hadashid af-hooyo kale iyo haddii aad buuxisay imtixaanada luuqad.