Ta quizen!
Hva vet du om forskjellen på studieforberedende og yrkesfaglig opplæring?
- Studer oversiktskartet!
- Hvilke utsagn tror du passer?
- Les forklaringene! Kanskje lærer du noe nytt?

Waxaad heli tababar ah sida aad ugu laylmi karto xirfad oo aad si toos ah u tagtid shaqada nolosha
Waxaa jiro noocyo badan "maadooyinka akhriska"
Waxaad noqon kartaa shaqo ku tababarte aadna ka heshid qaybta ugu danbaysa ee tababarkaaga shirkad ganacsi
Waa suurto gal in la helo lacag bixin muddada lagu jiro tababarka
Waxay kuu diyaarinaysaa waxbarasho saa'id ah oo ah kuliyad jaamicad ah ama jaamicad
Waxaad dooran kartaa inaad qaadato sanad saa'id ah oo ku siinaysa shahaadada guud ee ogolaanshaha jaamicadda
Waxaad haysataa fursad ah inaad doorato maadooyinka shuruudaha ogolaanshaha barashada barnaamijyada sayniska
Waxaad heli doontaa waayo aragnimo shaqo oo ficil ah muddada aad ku jirtid tababarka
Ogolaansho ah waxbarashado siyaado ah oo laga helo kuliyadda waxbrashada tacliinta sare