Taani wa dulmar guud oo ku saabsan goobta aad ka heli kartid macluumaad dheeri ah oo khuseeyo waxbarashada dugsiga sare iyo shaqada.
Mustashaarka waxbarashada iyo shaqada ayaa laga heli karaa macluumaad
- La-taliyaha waxbarasha iyo xirfadda shaqada ee iskoolka ayaa laga heli karaa macluumaad ku saabsan qaab dhismeedka waxbarashada dugsiyada sare iyo tababarka, baraamijta waxbarasha ee kala duwan iyo fursadahaada.
- Talo-bixiyayaasha dugsiyada sare waxaay inta badan booqdaan iskoolaadka dugsiyada hoose.
Bandhigyada waxbarashe iyo shaqo
- Haddii aad booqatid bandhig waxbarasho iyo shaqo, waxbadan ayaa kaaga soo kordhaayaa.
- dugsiyada sare inta badan waxaay marti galiyaan ardayda dugsiyada hoose iyo waalidiintooda mise «Maalmaha furan».
Khibradaha baraamijta waxbarashada kala duwan
- Xilliga aad dhiganayso dugsiyada hoose, waxaa loo baahanyahay inaad ka kasbatid baraamijyada dugsiyada sare khibrado.
Ka akhriso waxyaabaha ku saabsan waxbarashada dugsiyada sare iyo tababarka.raqamka
- On vilbli.no waxaad arki doontaa macluumaad ku saabsan waxbarashada dugsiyada sare iyo iskoolda nawaaxigaada ku yaalaan baraamijta aay haayaan.
- Waxaa kale ood heli kartaa xog aruurisyo kale mawaaqic muhiim ah on vilbli.no.