Vg1Waxbarashadu waxaay ahaani iskoolka waxaayna ka koobantahay mawaada asaasiga ah (sida Norwiijian, xisaabta iyo luuqadda ingiriiska) iyo barnaamij oo aad hore u soo akhrisate. |
| Waxbarashada guud | Xirfad |
- Inta badan waxbarashadu waafirkrad.
- Inta badan casharada iskoolka waxaa loo isticmaalaa maadoyinka muhiimka ah.
- waxaad leedahay laba ama sadex maada oo baraamijka kamid ah (waajib kuma aha takhasuska waxbarashada guud), baraamijyo qaarkood waxaad ka doorani kartaa Vg1.
| - Vg1 in aad ka heshid waxbarasho asaasi ah goobta shaqada, xirfadda iyo baraamijka waxbarashada.
- Duruusta intooda badan waxaa loo isticmaalaa mawada baraamijka.
- waxaa kale oo aad sidataa takhasuska mawaadda xirfadda si aad iskuugu daydid tijaaro macruuf ah waqtiga tababarka.
|
Vg2 At Vg2 waxaad ka dooranaysaa baraamij aad hore u dooratay oo la heli karo Vg1. |
| Waxbarashada guud | Xirfad |
- mawaadda asaasiga waxaa dheer in aad dooratid baraamijya kala duwan sida uu qeexaayo nidaamka iskoolka .
- Iskoolka ayaa wax lagu bartaa.
| - Waxaad dooranaysaa baraamijka si aad fursad oogu heshid takhasus dheeraad ah.
- ardada intooda badan iskoolka ayaa wax lagu bari.
- waxaa laazim ah in aad sidatid saacaado dheeraad ah markii loo barbardhigo t Vg1.
- Waxaa jiraan wadooyin khaas ah oo aad ka heli kartid tababar sharikad (3 sana) kadib Vg1.
|
Vg3 / ku tababarashada sharikadaha Vg3 waxaay dhisaysaa Vg2 oo aad hore uga qayb gashay, waxana lagu sameeyaa iskoolka ama sharikadaha. |
| Waxbarashada guud | Xirfad |
- waxaad wadaysaa baraamijki aad hore u dooratay ee ahaa Vg2,waxaanad ka doorani kartaa takhasus ziyaada ah mawaadda baraamijka ama baraamij cusub sida uu dhigaayo sharciya qaarkooda.
- goobta waxbarashada waa iskoolka.
- hadii aad ka sidato shahaada Vg3, jaamacadaha iyo kolajyada ayaad codsi u dirsani kartaa.
| - waxaad kala dooranaysaa meelaha ku dhisan Vg2 oo aad aaday, waad sii takhasusi kartaa.
- inta badan baraamijyada Vg3 waa ganacsi la aqoonsanyahay. kadib waxaad helaysaa tababar xirfadeed oo 2 sana.
- baraamijya qaarkooda ayaa lagu bixiyaaVg3 sanad waxbarasho.
- xirfado yar ayaa leh Vg3iskoolka inta aanay ku bogin iskoolka 1.5 ama 2 sana’ tababar shirkad.
|
Daraasaad ku saabsan dhamaan waxbarashadaqaabka waxbarashada dugsiyada sare iyo tababarka waxaa lagu bandhige khariidada.
- Jaalle: Iskoolka ayaa lagu waxbaranaya
- cagaar: sharikadaha ayaa lagu wax baranaaya
- Buluug: Waxbarashada waay gaba gaboowde oo shaqo ayaad codsani kartaa ama waxbarasha korarsi.