Maamulka dugsiyada sare si joogta ah ayaay oola xiriiraayaan waalidiinta aay carurtooda da'dooda yartahay. Taasi waay soconaysaa:
- kulan isweydaaris ah bilaawga sanadka waxbarashada (Vg1 iyo Vg2).
- walahadal macalinka lala xiriiri doono (Vg1 iyo Vg2).
- macluumaad ku saabsan xaquuqda.
- macluumaad ku saabsan ghiyaabka ardayga.
- macluumaad kale oo ku saabsan ardayga.
Ardayga markuu gaaro 18 jir, waalidka looma ogola macluumaadkiisa ardayga oon ogolaan.