1 bisha Maaarso ayaa aakhir ah kuwa codsanaayo dugsiyada waxbarashada sare.
1 bisha February ayaa mudada ugu danbayso hadii aad sidatis xaalad khaas ah.
Waxaa laazim ah inaad codsiga gudbisid bisha Feburari gadaheeda hadii aad
- leedahay go'aan shakhsi ahaaned ku saabsan waxbarashada luuqad gaar ah.
- aad codsanaysid xaquuqda mudnaanta koowaadmise daaweynta shaqsi ahaaned.
- aad koldhaw imaatay Norway.
Codsiga xaquuqda mudnaanta
Koox kamid ah codsadayaasha ayaa laga yaabaa mudnaanta koowaad aqbalaadda waxbarashada dugsiyada sarel.
Taani adiga ayaay ku khusaysaa oo
- xaq u leh waxbarasho gooni ah oo u baahan daryeel khaas ah oo micnaheedu yahay inaad u baahantahay barnaamij waxbarasho oo gooni ah si aad u dhamaysid waxbarashadaada.
- laguu khafiifiyay awooda shaqe oo aad u baahantahay la qabsi.
- aad xaq u leedahay tacliimaad ku saabsan afka dhagoolaha.
Codsiga daaweynta shaqsi ahaaned
YCodsigaadu waxaa uu ahaani doonaa inaad adiga isdaawaynayso, adigoon tiix galinaynin nuqaad, hadii aad- ku soo akhrisatay dugsiga hoose iyo dugsiga dhaxe waxbarashada gaarka ah oona kaa maqantahay darajada in kabadan mawaada nuskeeda.
- aad ku soo martay dugsiga hoose iyo dugsiga dhaxe waxbarashada xoojinta luuqadaha oo aay kaa maqantahay darajada in kabadan mawaada nuskeeda.
- waa in adigu isdaawayso khaasatab sababo la aqbali karo.
Waxaad xaq u leedahay in aad in laguu aqbalo sadex kamid ah baraamijyada waxbarsha ee aad codsatay, laakiin taasi uma dhigna in aad xaq u leedahay in laguu aqbalo baraamij mucayyan.