Maamulka dugsiyada sare si joogta ah ayaay oola xiriiraayaan waalidiinta aay carurtooda da'dooda yartahay. Taasi waay soconaysaa:

  • kulan isweydaaris ah bilaawga sanadka waxbarashada (Vg1 iyo Vg2).
  • walahadal macalinka lala xiriiri doono (Vg1 iyo Vg2).
  • macluumaad ku saabsan xaquuqda.
  • macluumaad ku saabsan ghiyaabka ardayga.
  • macluumaad kale oo ku saabsan ardayga.

Ardayga markuu gaaro 18 jir, waalidka looma ogola macluumaadkiisa ardayga oon ogolaan.