Vg1

Waxbarashadu waxaay ahaani iskoolka waxaayna ka koobantahay mawaada asaasiga ah (sida Norwiijian, xisaabta iyo luuqadda ingiriiska) iyo barnaamij oo aad hore u soo akhrisate.

Waxbarashada guud

Xirfad

  • Inta badan waxbarashadu waafirkrad.
  • Inta badan casharada iskoolka waxaa loo isticmaalaa maadoyinka muhiimka ah.
  • waxaad leedahay laba ama sadex maada oo baraamijka kamid ah (waajib kuma aha takhasuska waxbarashada guud), baraamijyo qaarkood waxaad ka doorani kartaa Vg1.
  • Vg1 in aad ka heshid waxbarasho asaasi ah goobta shaqada, xirfadda iyo baraamijka waxbarashada.
  • Duruusta intooda badan waxaa loo isticmaalaa mawada baraamijka.
  • waxaa kale oo aad sidataa takhasuska mawaadda xirfadda si aad iskuugu daydid tijaaro macruuf ah waqtiga tababarka.

Vg2

At Vg2 waxaad ka dooranaysaa baraamij aad hore u dooratay oo la heli karo Vg1.

Waxbarashada guud

Xirfad

  • mawaadda asaasiga waxaa dheer in aad dooratid baraamijya kala duwan sida uu qeexaayo nidaamka iskoolka .
  • Iskoolka ayaa wax lagu bartaa.
  • Waxaad dooranaysaa baraamijka si aad fursad oogu heshid takhasus dheeraad ah.
  • ardada intooda badan iskoolka ayaa wax lagu bari.
  • waxaa laazim ah in aad sidatid saacaado dheeraad ah markii loo barbardhigo t Vg1.
  • Waxaa jiraan wadooyin khaas ah oo aad ka heli kartid tababar sharikad (3 sana) kadib Vg1.

Vg3 / ku tababarashada sharikadaha

Vg3 waxaay dhisaysaa Vg2 oo aad hore uga qayb gashay, waxana lagu sameeyaa iskoolka ama sharikadaha.

Waxbarashada guud

Xirfad
  • waxaad wadaysaa baraamijki aad hore u dooratay ee ahaa Vg2,waxaanad ka doorani kartaa takhasus ziyaada ah mawaadda baraamijka ama baraamij cusub sida uu dhigaayo sharciya qaarkooda.
  • goobta waxbarashada waa iskoolka.
  • hadii aad ka sidato shahaada Vg3, jaamacadaha iyo kolajyada ayaad codsi u dirsani kartaa.
  • waxaad kala dooranaysaa meelaha ku dhisan Vg2 oo aad aaday, waad sii takhasusi kartaa.
  • inta badan baraamijyada Vg3 waa ganacsi la aqoonsanyahay. kadib waxaad helaysaa tababar xirfadeed oo 2 sana.
  • baraamijya qaarkooda ayaa lagu bixiyaaVg3 sanad waxbarasho.
  • xirfado yar ayaa leh Vg3iskoolka inta aanay ku bogin iskoolka 1.5 ama 2 sana’ tababar shirkad.
Daraasaad ku saabsan dhamaan waxbarashada

qaabka waxbarashada dugsiyada sare iyo tababarka waxaa lagu bandhige khariidada.

  • Jaalle: Iskoolka ayaa lagu waxbaranaya
  • cagaar: sharikadaha ayaa lagu wax baranaaya
  • Buluug: Waxbarashada waay gaba gaboowde oo shaqo ayaad codsani kartaa ama waxbarasha korarsi.
Illustrasjon av strukturkart