- dhammaystiray dugsi hoose/dhexe oo noorweyji ah ama waxbarasho u dhiganta oo ugu yaraan ah 9 sanno ku soo qaatay waddan kale.
- Ku degan sharci Norway.
- Ardayda ku hadla afka laga tirada badanyahay oo hore usoo dhigtay dugsiga hoose iyo kan dhaxeba waxaay sidookale xaq u leeyihiin waxbarashada dugsiga sare iyo tababarka.
- Dhammaan ardayda dhammaystay sanadka 10naad, waxaa la gudoonsiini shahaada sidaas awgeed waxaay codsani aqbalaad u gudbisani karaan dugsiga sare iyo tababarka.
Imtixaanada Luuqada?
- Xuquuq gaar ayaad leedahay haddii aad ku hadashid af-hooyo kale iyo haddii aad buuxisay imtixaanada luuqad.