Risaala ayaa lagugusoo wargalini hawsha aqbalka markaay dhamaato (wadamo qaarkood email ayaa lagugu wargalin). Gal Mowqaca
vigo.no adeegso MinID si aad ogaatid meesha laguu meeleeye iyo si aad jawaab ooga bixisid meeleynta iyo/mise in aad ku jirtid liiska sugitaanka.
- Miyaad heshay meelayn ah barnaamijkaada dooqaada koowaad? Waa in aad haa ku jawaabtid. Lagama yaabo in lagugu meeleeyo meel aan ikhtiyaarkaada ahayn.
- meelaynta dhalabkaada meel ka hosayso liiskaada iyo boos aad ooga jirtid liiska sugitaanka oo ka sareeyo ikhtiyaarkaada? Waa in aad haa orataa labada dhalab. Haddii lagu siiyo meelayn ka sarayso liiska aad dooratay, markaasi meelaynti hore ood aqbashay waay kansalmaysaa.
- Waxaay khaas u tahay dhalabyada liiska sugitaanka? Waa in aad haa ku jawaabtaa. Hadii aad maya ku jawaabtid, waxaa lagaa tiraayaa liiska qubuulka.
Mudada oogu danbayso jawaabta
- Waa in aad jawaab ka bixisid meelaynta qiyaasiga ah hal asbuuc gudahiisa markaad heshid dalabka.
- hadii aad jawaab ku soo celini weydo mudada loo xadide, waxaad waayni doontaa meelaynta iyo liiska sugniinta.
- Mowqacaani ayaad ku sii qori kartaa jawaabtaada vigo.no.