1 bisha Maaarso ayaa aakhir ah kuwa codsanaayo dugsiyada waxbarashada sare.

1 bisha February ayaa mudada ugu danbayso hadii aad sidatis xaalad khaas ah.

Waxaa laazim ah inaad codsiga gudbisid bisha Feburari gadaheeda hadii aad

  • leedahay go'aan shakhsi ahaaned ku saabsan waxbarashada luuqad gaar ah.
  • aad codsanaysid xaquuqda mudnaanta koowaadmise daaweynta shaqsi ahaaned.
  • aad koldhaw imaatay Norway.

Codsiga xaquuqda mudnaanta

Koox kamid ah codsadayaasha ayaa laga yaabaa mudnaanta koowaad aqbalaadda waxbarashada dugsiyada sarel.

Taani adiga ayaay ku khusaysaa oo

  • xaq u leh waxbarasho gooni ah oo u baahan daryeel khaas ah oo micnaheedu yahay inaad u baahantahay barnaamij waxbarasho oo gooni ah si aad u dhamaysid waxbarashadaada.
  • laguu khafiifiyay awooda shaqe oo aad u baahantahay la qabsi.
  • aad xaq u leedahay tacliimaad ku saabsan afka dhagoolaha.

Codsiga daaweynta shaqsi ahaaned

YCodsigaadu waxaa uu ahaani doonaa inaad adiga isdaawaynayso, adigoon tiix galinaynin nuqaad, hadii aad
  • ku soo akhrisatay dugsiga hoose iyo dugsiga dhaxe waxbarashada gaarka ah oona kaa maqantahay darajada in kabadan mawaada nuskeeda.
  • aad ku soo martay dugsiga hoose iyo dugsiga dhaxe waxbarashada xoojinta luuqadaha oo aay kaa maqantahay darajada in kabadan mawaada nuskeeda.
  • waa in adigu isdaawayso khaasatab sababo la aqbali karo.

Waxaad xaq u leedahay in aad in laguu aqbalo sadex kamid ah baraamijyada waxbarsha ee aad codsatay, laakiin taasi uma dhigna in aad xaq u leedahay in laguu aqbalo baraamij mucayyan.